Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Dhaqanka oo Paris Lagu Soo Gagaba-gabeeyay


Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxaa lagusoo gaba gabeeyay shirweynihii dhaqanka ee hay’adda UNESCO ee Qaramada Midoobay ay soo qaban qaabisay.

Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka dalka Jibuuti Muumin Xasan Barre oo shirkaasi ka qeyb galay ayaa wariyaha VOA ee London , Ridwaan Xaaji Cabdiwali uga waramay shirkaasi iyo waxyaabaha looga hadlay.

Dhageyso shirka dhaqanka ee Paris
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG