Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Dhibaatada Shabaabka u goosta dowladda


Galka Baarista

Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabab waxay dileen madax iyo ciidan, halka kuwo kale ay dib u laabtaan muddo marka ay joogaan.

Kuwo kale waxay ururiyaan xogta laamaha dawladda iyo tan xubnaha soo goostay ee kale oo ay ku cabsigeliyaan, si ay uga hor istaagana inay wada shaqayn la sameyaan dawladda ama inay macluumaad siiyaan – sidaasi waxaa barnaamijka Galka Baarista ee Idaacadda VOA u sheegay khubaro dhinaca amniga, waana mowduuca Barnaamijkaasi ee toddobaadkan. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:20:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG