Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka amniga qaranka oo ka furmay Baydhaba


Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Baydhaba waxaa maanta ka furmay shirkii golaha amniga qaranka Soomaaliya oo ka kooban madaxda dawladda federaalka, kuwa maamul goboleedyada iyo taliyayaasha ciidamada dawladda.

Shirkan ayaa imanaya xilli Al-Shabaab ay weeraro culus ka fuliyeen meelo ka mid ah waddanka. Warkan waxaa Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG