Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hiiraan: Al-Shabaab oo laba qof gowracay


Shabaab

Mas’uuliyiinta magaalada Buulo Barde ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen laba dhallinyaro ah oo xalay ay ka afduubteen degaan lagu magacaabo Weylo-wad oo hoostaga magaaladaasi.

Raggaasi ayaa la sheegay inay si xun u dileen maleeshiyada Al-Shabab, ayna qoorta ka gooyeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Buulo Burde.

Jacfar Kuukaay ayaa dilkan ka waraystay Guddoomiyaha degmada Buulo Burde Cabdiraxmaan Daahri Guure.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG