Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarad Hore loogu Diidey Garoonka Hargeysa oo Maanta ka Degtey


Avião da LAM
Avião da LAM

Diyaarad sidday 50 muhaajiriin ah oo shalay loo diiday in ay ka dagto garoonka Hargeysa ayaa maanta loo ogolaaday in ay garoonkaasi caga-dhigato.

Sida ay VOA u sheegeen ila wareedyo lagu kalsoonyahay, diyaaradaan ayaa ka baxday Muqdisho maalinti shalay balse waxaa laga celiyay garoonka Hargaysa, kadibna waxay u duushay magaalada Garoowe.

Diyaaraddan ayaa la sheegay inay maanta mar kale u duushay magaalada Hargaysa, ka dib markii loo ogolaaday inay ka degto.

Soo degitaanka maanta iyo dhacdadii shalay ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay, Cabdi Maxamed Rodol oo ah Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland.

Hargeysa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

XS
SM
MD
LG