Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Soomaali loo dhiibayo Mareykanka


Maxkamad Canada ku taalla ayaa aqbashey codsi dowlada Mareykanka uga yimid oo ku saabsanaa in lagu soo wareejiyo wiil Soomaalida Canada ah.

Wiilkan ayey Mareykanka ku eedeynayaan in uu ku lug lahaa dhallinyaro ka qayb gashey dagaalka Suuriya ay ka wadaan kooxda Daacish. Hasa yeeshee qareenka Wiilkan ayaa wali ka biyo diidan go’aankaas. Jaamac Buulle Jaamac ayaa inoo haya.

Canada: Soomaali loo masaafurinayo Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:44 0:00

XS
SM
MD
LG