Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilal loo gaysanayo xubno ka tirsan ciidamada dawladda, odayaal, shaqaalaha xafiisyada iyo dad rayid ah, ayaa malamihii lasoo dhaafay ka dhacayey magaalada Muqdisho.

Dilalka iyo weeraro daba socda ayaa waxa ay kordheen bisha Ramadaan.

Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda weeraradan. Haddaba maxay tahay sababta dilalku uga sii socdaan magaalada Muqdisho, iyadoo dawladdu diyaarisay ciidamo badan oo kuwa amniga ah?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG