Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daacish oo weerar ka fulisay gobolka Bari


ISIS flag

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa xalay waxa ay weerareen tuulada Canjeel oo u dhow magaalada Qandala ee gobolka Bari.

Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarkaasi, sida ay VOA u sheegeen mas’uuliyiinta amniga ee degaanka.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:45 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG