Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska xulka Nigeria ee koobka adduunka


Tababare Gernot Rohr, ayaa magacaabay liis ka kooban 30 cayaaryahan oo laga xuli doono xiddigaha dalka Nigeria uga qeyb galaya koobka adduunka. Liiskan oo la filayo in laga soo reebo 23 cayaartoy, ayaa waxaa xiddiga ku jira ay kala yihiin:-

Gool-hayeyaasha: Francis Uzoho (Deportivo La Coruna, Spain), Ikechukwu Ezenwa (Enyimba), Daniel Akpeyi (Chippa United, South Africa), Dele Ajiboye (Plateau United).

Daafacyada: Abdullahi Shehu (Bursaspor, Turkey), Tyronne Ebuehi (ADO Den Haag, the Netherlands), Olaoluwa Aina (Hull City, England), Elderson Echiejile (Cercle Brugge, Belgium), Bryan Idowu (Amkar Perm, Russia), Chidozie Awaziem (Nantes, France), William Ekong (Bursaspor, Turkey), Leon Balogun (Mainz, Germany), Kenneth Omeruo (Kasimpasa, Turkey), Stephen Eze (Lokomotiv Plovdiv, Bulgaria).

Qad-dhexleyaasha: Mikel John Obi (Tianjin Teda, China PR), Ogenyi Onazi (Trabzonspor, Turkey), Wilfred Ndidi (Leicester City, England), Oghenekaro Etebo (Las Palmas, Spain), John Ogu (Hapoel Be'er Sheva, Israel), Uche Agbo (Standard Liege), Joel Obi (Torino, Italy), Mikel Agu (Bursaspor, Turkey).

Weeraryahanada: Ahmed Musa (CSKA Moscow, Russia), Kelechi Iheanacho (Leicester City, England), Moses Simon (Gent, Belgium), Victor Moses (Chelsea, England); Odion Ighalo (Changchun Yatai, China PR), Alex Iwobi (Arsenal, England), Junior Lokosa (Kano Pillars); Simeon Nwankwo (Crotone, Italy).

XS
SM
MD
LG