Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Ciidamada ammaanka oo laba qof toogtay


Muqdisho

Laba qof oo looga shakisan yahay inay yihiin mintidiin doonayey inay dilal gaystaan ayaa ciidamada amniga ee Muqdisho ay ku toogteen suuqa Bakaaraha.

Toogashada ayaa dhacday kadib markii labada qof ee la dilay ay isku dayeen inay ka baxsadaan ciidamada amniga oo joojiyey.

Dhinaca kalena, maalmihii lasoo dhaafay dilal kala duwan ayaa ka dhaceyey magaalada, kuwaasi oo ay sheegteen maleeshiyooyinka Al-Shabab iyo Daacish.

Haddaba dawladdu maxay ka qabanaysaa dilalkan? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay weydiisay Cabdulcasiis Cali Ibraahim Xildhibaan, oo ah af-hayeenka wasaaradda amniga Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG