Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin kasoo goostay Al-Shabaab oo dilay askari


Al-Shabab

Nin horey uga soo goostay ururka Al-Shabab horraantii sannadkan, iskuna soo dhiibay ciidanka dawladda, ayaa la sheegay inuu xalay askari ka mid ah ciidamada dawladda ku dilay magaalada Beled Xaawo.

Ninkaasi ayaa la aamisan yahay inuu haatan gaadhay deegaannada ay ka taliyana maleeshiyada ururka Al-Shabab.

Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay wasiirka amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur “Janan”.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG