Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 May


Magaalada Muqdisho, waxaa xalay lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 75 sano guuradii kasoo wareegatay markii la aas'aasay ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL ee lagu xusuusto doorkii ay ku lahaayeen xornimo u dirirkii Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Cali Khayre, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan golayaasha dowladda ayaa ka qeyb galay munaasabaddan 15ka May.

Munaasabadaa iyo ahmiyadda maalintan ayuu Ibrahim Xassan Dandureey ka wareystay, Dr. Bashiir Axmed Cusmaan, oo ah agaasimaha guud ee golaha wasiirada iyo xiriirka baarlamanka Soomaaliya.

Xuska SYL ee 15 May
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00

XS
SM
MD
LG