Dowaldda China ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 1.5 Milyan oo dollar, taasi oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadku ay saameeyeen fatahaadda wabiga Shabelle.
Deeqdan ayaa la sheegay in lagu caawin doono dadka biyaha ay ka saareen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Muqdisho.
Facebook Forum