Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Malaysia: Isbahaysiga Mahathir oo guuleystay


Dalka Malaysia waxa la soo gababeeyey doorashooyinkii baarlamaanka oo xisbiyo dhowr ahi ay ku tartamayeen.

Waxaa awooddii lagala wareegay xisbiga Barisan Nasional (BN) oo dalkaas soo xukumayey muddo 60 sano kor u dhaafaysa, waxaana guuleystay isbahaysi uu hogaaminayo RW-hii hore dalka Mahathir Maxamed oo dalkaas 22 sano soo xukumayey, hase yeeshee muddo fagaaraha siyaasadda ka maqnaa.

Haddaba kuraastii la kala helay, iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Cabdifataax Maxamuud Muuse oo ku sugan magaalada Kuala Lumpur ee dalka doorashadu ka dhacday ee Malaysia.

Dhageyso Doorashada Malaysia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG