Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Tababarka Booliiska Somalia


Tababar ayaa dhawaan ugu soo gaba gabagaboobay dalka Djibouti ku dhawaad 200 oo askari oo ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliya iyadoo tababarkani u socdey 3 bilood. Maanta ayaan haddaba kula kulmey magaalada Djibouti taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya general BAASHIIR CABDI MAXAMAD oo iga waramey arimaha ammaanka Soomaaliya iyo xaaladda ciidaanka booliiska Soomaaliya isagoo marka hore ii faah faahiyey nooca u yahay taba barka qeybtan booliisku ay qaateen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG