Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dib u dhiska ciidamada Soomaaliya


Ciidmada
Ciidmada

Soomaaliya waa inay dedejisaa isbeddalada ay ku sameyneyso ciidamadeeda, waxaa sidaas maanta yiri dalalka deeq bixiyayaasha kadib wada-hadal ay ka yeesheen horumarka gaaban ee laga sameynayo in ciidamada laga dhigo kuwo awood u leh inay la dagaalamaan kooxda Al-Shabaab.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka wuxuu haddaba ku saabsan yahay maxaa hortaagan in la dhiso ciidamo Soomaaliyeed oo awood badan, kuwaas oo ka adkaan kara kooxda Al-Shabaab. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:32:09 0:00

XS
SM
MD
LG