Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiye Maxamed Mursal oo xilka la wareegay


Maxamed Mursal

Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore ee golaha Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Munaasibadda ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ayey labada mas’uul xilka kula kala wareegeen.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG