Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa hortaagan dib u dhiska ciidamada Somalia?


Ciidmada

Dalalka deeq bixiyayaasha ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay dedejiso isbeddalada ay ku sameyneyso ciidamadeeda.

Hadalkan kasoo baxay shir madaxeedka Brussels ayaa ku boorinaya dowladda Soomaaliya inay si deg deg ah uga shaqeyso wax ka qabashada arrimaha lagu cayimay warbixintii sanadkii tagey ay soo saareen dowladda, QM iyo Midowga Afrika.

Warbixintaas ayaa ciidamada xoogga Soomaaliyeed ku sheegtay “kuwa jilicsan oo leh talis iyo maamul tabar darran”, waxaana ay timid ayada oo ciidamada Amisom ay isku diyaarinayaan inay Soomaaliya ka baxaan sanadda 2020, amniga dalkana ku wareejiyaan kuwa Soomaalida.

Kuwa taxliiliya arrimaha amniga ayaa ka digaya in ciidamo xoogga oo Soomaali ah la’aantood ay Shabaab dib usoo noolaan karaan.

Maxamed Colaad Xasan ayaa warbintan ku eegaya waxa hortaagan horumarka ciidamada Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG