Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Barnaamij lagu dhiiri gelinayo ganacsiga


Derro Mall

Soomaalida waxa lagu tilmaamaa inay ka mid yihiin dadka ugu wanaagsan dhinaca hal-abuurrada ganacsiga, hase ahaatee, waxa inta badan soo foodsaara caqabado ay ka mid yihiin aqoon la'aan ganacsiga la xidhiidha iyo dhaqaale la'aan.

Magaalada Hargeysa waxa sheley si rasmi ah looga furay barnaamijyo shaqo-abuur oo taageero dhaqaale loogu fidinayo ganacsiyada, kuwaas oo ciddii ku guulaysata lagu maalgelinayo lacag ka badan 30-kun oo dollar.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa fursadahan ka waraystay Cabdalla Maxamed Axmed oo ah maamulaha guud ee Barnaamijyada iyo hawlgallada Hay'adda Innovate Ventures oo ka mid ah kuwa soo qabanqaabiyay, ugu horrayna wuxuu waydiiyay ujeeddada barnaamijkan:

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG