Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa xal u ah dilalka Soomaalida Ohio?


Columbus, Ohio
Columbus, Ohio

Laba wiil oo Soomaali ah ayaa toddobaadkii hore lagu dilay gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.

Dilalkan ayaa ah kuwo ku soo noqnoqdey Soomaalida gobolka degen. Hadaba maxay bulshadu xalka u aragtaa? Sideese wax looga qaban karaa dilalkaas.

Falastiin Axmed Iiman ayaa su’aalahaas weydiisey Xasan Cumar oo madax u ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha Soomaalida oo deggan gobolka Ohio.

Maxaa xal u ah dilalka Soomaalida Ohio?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG