Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Haween ka Shirey Ka Qeyb-galka Siyaasadda


Shirweyne ay isugu yimaaddeen haweenka Somaliland ayaa lagu soo gebo gebeeyay magaalada Hargeysa, waxaana laga soo saaray qoddobbo la xidhiidha ka-qayb galka siyaasadda ee haweenka iyo sidoo kale qorshayaal ay sheegeen inay ku wajahayaan.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay dalladda ururada haweenka ee NAGAAD, wax aka qayb galay haween iyo masuuliyiin kale oo ka kala socda gobollada.

Weriyaha VOA, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa shirkaas iyo qodobbada ka soo baxay waxa uu ka waraystay agaasimaha NAGAAD, Nafiisa Yuusuf Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG