Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharixiinta Xilka Gud. Baarlamaanka oo Qudbado Jeediyay


Qaar ka mid ah murashixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta qudbado ay ku soo bandhigayeen barnaamijkooda siyaasadeed ka jeediyay golaha shacabka.

Golaha ayaa dhageystay lix ka mid ah 11 murashax oo u taagan doorashadan oo la madlay inay dhaceyso 30ka bishan April.

Wariyaha VOA Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG