Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ku dhowaad 9,000 oo qoys ayaa ku barakacay fatahaado ku dhuftay magaalada Beledweyne iyo deegaanno ku xeeran.

Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo maalmihii u dambeeyey ka da'yey gobolka Hiiraan iyo qeybo ka tirsan dalka Ethiopia ayaa barakiciyay kumanaankan qoys ee ku noolaa xaafadaha magalada Baledweyne.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG