Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dowladda oo Soo Bandhigtay Xubin Daacish Ka Tirsan


Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish oo lagu soo qabtay hawlgal ka dhacay degaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho. Warbixintan waxaa inoo haya Jaamac Buulle Jaamac.

Dowladda oo soo bandhigtay Daacish la soo qabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

XS
SM
MD
LG