Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toronto: NIn Gaari Jiirsiiyay Dad oo Maxkamad La Hor-keenayo


Nin watey gaari oo shalay ku dilay Magaalada Toronto ugu yaraan 10, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaada ah maxkamad uu ka soo hor muuqdo.

Ninkaasi ayaa weerarkaas ku dhaawacay 15 qof oo kale. Wariyaha VOA ee Canada, Xuseen Xaaji, ayaa warbixintan Toronto inooga soo direy.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG