Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqaalaha Rayidka ah oo la Tiro-koobayo


Kheyre
Kheyre

Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Soomaaliya ayaa markii ugu horeesay waxa ay tira koob ku samayneysa shaqaalaha rayidka ee u shaqeeya Dowaldda Soomaaliya.

Ra'iisulwasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlay munaasabdda lagu daah furay tira koobka shaqaalaha rayidka ayaa sheegay in ay tahay mid loo baahanyahay in la ogaado tirada saxda ah ee shaqaalaha Dowladda Soomaaliya. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Tiro koobka Shaqaalaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG