Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka oo Guddi Doorasho Dhisay


Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Kulan ay Muqidho ku yeesheen ku dhisay Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo 15 xubnood ka kooban.

Guddigan ayaa maamulaya Doorashada oo la filayo inay dhawaan qabsoonto, si loo buuxiyo kursigii uu baneeyay Gudoomiyihii Baarlamanka Maxamed Cusmaan Jawaari, ka dib qilaaf todobaadyo ka dhex oognaa isaga iyo Xukumadda Ra’isul Wasaare Xassan Cali Kheyre.

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamanka Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlayay Gudiggan ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Dhageyso Kulanka Baarlamaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

XS
SM
MD
LG