Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beyle: Caalamku Ha Xushmeeyo Madaxbannaanideenna


Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.

Wasiirka oo maalmahan ku sugnaa magaaladan Washington naguna soo booqday istuudiyaha VOA ayaa nooga warramay qodobo kale duwan oo ku saabsan xaaladda maaliyadda iyo siyaasadda ee Soomaaliya.

Haaruun Macruuf oo waraystay ayaa weydiiyey sida loola wareegtay lacagtii ahayd 9-ka milyan ioyo lixda boqol ee kun ee dollar ee dawladdu ka qaadday diyaarad ay lahayd Imaaraadka Carabta.

Dhageyso wasiir Beyle: Imaaradka ha ixtiraaman madaxbannaanideenna
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00

Dhagaystayaal waxaa naga xusuusin ah in qaybo kale oo ka mid ah waraysigaas aad ku dhagaysan doontaan idaacadahayaga soo socda.

XS
SM
MD
LG