Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF oo Sheegtay in Bashiir Makhtal La Sii Daayay


Ururka ONLF ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay xabsiga kasii daysay Bashiir Axmed Makhtal oo dalkaasi ku xirnaa tan iyo sannadkii 2006 loona haystay eedo ah inuu ka tirsan yahay ururka ONLF.

Bashiir Makhtal ayaa maxkamadda Itoobiya waxay ku xukuntay xabsi daa’imiyadoo ku eedaysay falal argagixiso ah.

Bashiir waxa uu beeniyey eedaha loo soo jeediyeyba. Sii dayntan ayaa Falastiin Axmed Iiman ay ka waraystay Af-hayeenka ONLF Cabdulqaadir Xasan Hirmooge.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG