Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Itoobiya oo Gole Wasiiro Soo Dhisay


Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiirada.

Golaha wasiirada cusub oo ka kooban 16 wasiir ayaa waxaa ku jira wasiiro hore oo xilal kale loo magacaabay, waxana ka mid ah wasiirkii hore ee macdanta, oo hadda laga dhigay wasiirka gaashaandhigga iyo wasiiro kale.

2dii Bishan ayaa Abiy loo dhaariyay Ra’isul Wasaranimada Itoobiya.

Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa arrintan ka wareystay Buux Xuseen Cumar, guddoomiyaha xoogagga isbaheysiga dimoqraadiga Soomaalida oo ku sugan magaalada Addis Ababa.

Reysal wasaaraha Itoobiya oo magacabay wasiirro
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

XS
SM
MD
LG