Dhalin-yaro ku dhaqan magaalada Boosaaso, ayaa ku shaqeysta jillabaashada iyo iibinta kalluunka, iyadoo magaalado xeebeedkaaasi ay ka mid tahay meelaha sida weyn looga kalluumeysto. Wariyaha VOA Yusuf Maxamuud Yusuf ayaa suuqaasi booqday isla markaana warbixintan nooga soo diyaariyey.