Ciidamo ah boolis ah oo ka socda dalka Sierra Leone ayaa shalay la geeyay Soomaaliya.
Ciidamada oo gaaraya 145 askari ayaa qeyb ka ah ciidamo boolis ah oo howlgalka Midowga Afrika uu ugu tala galay inay gacan siiyaan ciidamada booliska Soomaaliya, ee koonfurta iyo bartmaha Soomaaliya. Gaar ahaan ciidamadan, ayaa ka howlgalaya gobolada Jubbooyinka.
Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa warbixin inooga haya.
Facebook Forum