Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Nabaad Guurka Dhirta Soomaaliya


Dhuxul
Dhuxul

Qaramada Midoobay iyo dawladda Soomaaliya waxay ka digeen xaalufinta dhirta Soomaalida iyadoo dhir jarista lagu tilmaamay halista ugu weyn ee bii’ada Soomaaliya.

Sanad walba dhuxul qiimaheedu u dhigmo tobannaan milyan oo doollar ayaa dalka dibedda looga dhoofiyaa.

Haddaba iyada oo maanta meelo badan oo Soomaaliya ah laga xusay maalinta dhirta, ayaa weriyahayaga, Jaamac Buulle Jaaamac waxa uu muhiimadda dhirta iyo malaintaba ka waraystay Qaasim Xirsi Faarax oo buugaag ka qoray dhirta.

Wareysi nabaad guurka dhirta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


XS
SM
MD
LG