Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti: Mareykanka oo Qandaraasyo Shaqo u Soo bandhigay Shirkado


Ciidamada Maraykanka ee saldhigga milatari ku leh Lemonnier, dalka Jabuuti, ayaa dhawaan ku so bandhigey xarunta rugta ganacsiga iyo warshaddaha ee Jabuuti noocyada shaqo ee ay uga baahan yihiin shirkadaha Jabuuti iyo guud ahaan qaabka ay u bixiyaan qandaraasyada shaqo.

Mahdi Meecaad oo ka mid ah madaxda shirkadaha qaar ee Jabuuti, kana qeyb galay shirkaasi, ayaa arrimaha ay kala hadleen ciidamada uu ugu warramey wariyaha VOA ee Jabuuti, Ramadan Muuse.

Mareykanka oo qandaraas shaqo u soo bandhigay Jabuutiyaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

XS
SM
MD
LG