Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain: Dhibaatooyinka Heysta Dhalin-yarada Soomaaliyeed


Qaar kamid ah waaliddiinta Soomaaliyeed oo London kulan ku yeeshay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka haysta dhalin-yarada Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada dalka Britain.

Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa kulanka waalidiintan ka waraystay Naciimo Xareed oo ah guddoomiyaha hay'adda Mother and Child oo si dhow uga warhaysa xaaladda dhalin-yarada xabsiyada ku jira.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG