Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanno Ka Dooday Khilaafka Baarlamaanka


Baarlamaanka oo Codka u Qaadaya Xukuumadda Cabdiweli
Baarlamaanka oo Codka u Qaadaya Xukuumadda Cabdiweli

Muranka siyaasadeed ee ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusman Jawaari, ayaa galay toddobaadkiisii afraad iyadoo aysan weli muuqanin ifafaalo muujinaya in xal laga gaadho.

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa dhacay wadahadallo aan badnayn oo u dhexeeya dhinacyada siyaasadda inkastoo aysan kasoo bixin go,aano xal ah.

Haddaba weriyahayaga Muqdishu, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa murankan siyaasadeed ka waraystay laba mudane oo ka tirsan xildhibaannada oo aragti ahaanna ku kala duwan khilaafka baarlamaanka.

Xildhibaanadan ayaa kala ah xildhibaan Maxamuud Cabdulaahi Abuukaate, iyo xildhibaan Xassan Cali Maxamed.

Dooda halkaan ka dhageyso
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG