Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Looga Digey In Ciidankiisa uu Ka Soo Saaro Siiriya


Saraakiisha milatariga Mareykanka iyo qubarada falanqeya arrimaha ciidamada ayaa ka digaya in lagu deg dego in ciidamada Mareykanka ay ka soo baxaan Siiriya, arrintaas oo uu soo jeediyay madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, horaantii todobaadkan. Wariyaha VOA, Zlatica Hoke, ayaa warbixintan inoo soo dirtay, Nuur Xasan Nuur ayaa inoo so koobaya.

Quburo Mareykan ah oo ka digay in lagu deg dego ka soo bixidda Siiriya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00

XS
SM
MD
LG