Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Cismaan Jawaari.

Xalay, ciidmada ammaanka ayaa xarunta Villa Hargeysa ka xir-xiray ciidamo ilaalo u ahaa gudoomiyaha baarlanaka oo lagu eedeeyay inay shalay si sharci darro ah ku galeen gudaha baarlamanka.

Haddaba, wararkii u dambeeyay ee arrintan waxaa Muqdisho nooga soo dirtay Wariyaha VOA, Seynab Abukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG