Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: 50 Sano Kadib Geeridii Martin Luther King


Afarta bisha April ee maanta, waxey ku beegantay 50 sanadood ka dib markii la qaarajiyay, halgamaagii xuquuqda madaniga ah ee dadka madow ee Mareykanka, Dr. Martin Luther King Jr.

King, waxaa lagu xusuustaa abaabulkii iyo socodkii malaayiin qof ay ku dalbanayeen xuquuqdooda madaniga ah dalkan Mareykanka. Ibrahim Xasan Daandureey ayaa warbixn kooban inooga haya.

50 sano kadib, geeridii Martin Luther King
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:14 0:00

XS
SM
MD
LG