Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaabiis laga soo celiyey Iran oo la geeyey Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Maxaabiis Soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 24 maxbuus oo la kala socday laba markab oo lagu kala magacaabo Yahya iyo Naciim II, ayaa maanta laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaaladda Boosaaso.

Maxaabiistan ayaa laga soo celiyey dalka Iran oo ay muddo ku xirnaayeen.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari ee Puntland, ayaa ku soo dhoweeyey maxaabiistaas garoonka diyaraadaha.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan inooga soo dirtay Boosaaso.

Maxaabiis lagu soo celiyey Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG