Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Laga Dalbay Siidenta Dad U xiran Burcad Badeednimo


Burcad badeed wajiga duubtay oo akmaraya doon
Burcad badeed wajiga duubtay oo akmaraya doon

Ehelada rag hore loogu qabtay dambiyo la xiriira Budhcad Badeednimo oo la sheegay inay ku xiran yihiin magaalada Garoowe ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta maamulka Puntland inay sii daayaan.

Eheladan ayaa sheegay inay doonayaan in raggaasi loo oggolaado in muddada uga dhiman xabsigooda ay ku dhammaystaan xabsiyo kale oo u dhwo eheladooda.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaxid Macalin Isxaq.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Aqristayaal, waxaa naga xusuusin ah inaan la xiriirnay mas’uuliyiinta Puntland balse aysan weli innoo suuro gelin inaan ku qancinno in ay ka jawaabaan baaqa ka yimid eheledaas. Marka ugu horraysa ee ay suurtogashana waan idiin soo gudbinaynaa.

XS
SM
MD
LG