Magaalada Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka dalalka ku bahoobay ururka ACP ee ay leeyihiiin dalalka Africa, kuwa kulaala badda Baasifigga iyo Karibiyaanka iyo Midowga Yurub ay maalmahan halkaasi uga socday, Dulucda shirkan ayaa ku saabsanaa deeqqaha Midowga Yurub (E.U.) uu ku kaalmeeyo dalalka ACP.
Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo diray Djibouti.
Facebook Forum