Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khamiistii (March, 22), dunidu waxey xustay maalinta biyaha aduunka oo ah maalin loo asteeyay wacyi galinta, ahmiyadda biyaha ee nolosha. Waxay sidoo kale sheegtay in helista biyo nadiif ah oo la cabo aysan aheyn wax qof walba uu heli karo.

Soomaaliya waxey ka mid tahay meelaha biyo la’aantu ay halista ku heyso nolosha dadka; wabiyo gura iyo abaarana ay ku soo noqnoqdaan.

Maxamed Colaad Xassan ayaa dhibaatada biyaha Soomaaliya wax ka weydiiyay Eng: Yarow Shariif Aadan, oo bartay cilmiga macdanta iyo biyaha oo madax ka soo noqday sheybaarkii macdanta Soomaaliya ee dowladdii Maxamed Siyaad Barre, iyo Professor Ibrahim Maxamed Faarax, oo isna macallin ka ahaa Jaamcaddii Gaheyr, Qeybta cilmiga dhulka iyo macdanta. Labaduba waxay ku sugan yihiin magaalada London ee dalka Ingriiska, waxana hadalka ku horeynaya Eng. Yarow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG