Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waddani: Waxaan Kalsoonidii Kala Noqonney Guddiga Doorashada


Cabdiraxmaan Cirro

Xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa maanta sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen guddida doorashada Somaliland, waxaanay qoraal ay u gudbiyeen madaxweyne Muuse Biixi ay kaga dalbadeen in la kala diro guddigaasi.

Guddoomiyaha xisbigaasi, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si kooban ugu sheegey arrintaasi warbaahinta.

Go'aankani muxuu saamayn ku yeelanayaa hannaanka doorashada, sidee ayay xisbiyada kale u arkaan? Waxa arrimahaas warbixintan ku eegaya wariyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo Hargeysa ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG