Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xoosh: ''Waxaan Ku Kalsoonnahay Inaan Gobollada Dhan Gaadhsiino Dastuurka''


Xoosh
Xoosh

Wasiirka dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay in dawladdu ku kalsoon tahay in dasturuka la gaadhsiiyo dhammaan gobollada dalka si loo helo aragtiyaha kala duwan ka hor inta aan la dhammaystirin dib u eegistiisa dhammaadka sannadkan.

Wasiirka ayaa booqasho xilligan ku jooga magaalada Baydhaba ee Gobolka Bay. Sahra Cabdi Axmed ayuu uga warramay ujeeddada safariiisa?

Wareysiga Wasiirka Dastuurka DFS
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG