Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Jahwareerka Siyaasadeed ee Soomaaliya


Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobadka. Barnaamijka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jahwareerka siyaasadeed ay dowladda Soomaaliya gashay iyo mowshinkii dhawaantan la sheegey in laga gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Waxa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda, Mowshinka Jawaari
please wait

No media source currently available

0:00 0:36:55 0:00

XS
SM
MD
LG