Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan Socdaalka ku Saabsan oo Washington ka Dhacay


Magaalada Washington, DC waxaa ka dhacay shir ay kasoo qeyb galeen dadka u ololeeyo arrimaha qaxootiga iyo soogalootiga dalkan Mareykanka oo ay wada qaateen qaar kamid ah senatoradda iyo Kongarees-ka laga soo doorto gobolladda Soomaalida Mareykanka ku badan yihiin ee Minnesota iyo Ohio .

Shirkan u jeedkiisa waxuu ahaa sidii dadka u dhaq-dhaqaaqo qaxootiga ay uga dhaadhicin lahaayeen xubnaha laga soo doorto gobolladaasi inay wax u qabtaan dadka la xirxiro ee aanan sharciga haysan, iyo kuwa aanan xuquuqdooda la duudsiiyo.

Xubnaha somalida ah ee shirkaasi ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa Maxmuud Muuse Xasan oo nagu soo booqdey daarta VOA ee magaalada Washington, D.C. Sahra Cabdi Axmed ayuuna uga waramay, kulamadan iyo ciddii ay kula hadleen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG