Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybdiid: Kuma Qanacsi Guddigii Madaxweyne Farmaajo


Aqalksa Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay ka doodista go’aankii uu shalay Aqalka Hoose ku ansixyay sharci ka mamnuucayay Soomaaliya shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta iyo heshiis kasta oo lala galay.

Waxaa kaloo Aqalka horyaallay, ashtako uu u gudbiyay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaydiid) oo uu ku sheegay inuusan ku qancin guddi uu madaxweynaha Soomaaliya u saaray weerarkii gurigiisa lagu qaaday 30 Diseembar. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa wareysi la yeeshay Cabdi Qeybdiid.

Wareysiga Cabdi Qeybdiid
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

XS
SM
MD
LG