Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinno: Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka


Dunida waxa sannad walba maanta oo kale (Maarso, 8) laga xusaa maalinta caalamiga ah ee haweenka. Qeybtan hoose ka dhageyso warbixinno ku saabsan siddeeda Maarso oo ay wariyayaasheenna noo soo direen.

Munaasabadda 8-da March oo Muqdisho laga xusey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00
Munaasabadda 8-da March oo Hargeysa laga xusey
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixinno kale oo ku saabsan maalinta haweenka ee siddeeda Maarso.

Warbixin Maalinta Haweenka Adduunka
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:54 0:00

XS
SM
MD
LG