Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Doorka Haweenka ee Siyaasadda iyo Nabadda


Maalinta berrito ah waxaa adduunka laga xusayaa maalinta haweenka caalamka. Seynab Abuukar ayaa Muqdisho nooga soo dirtay warbixintan hordhaca ah oo ay ku eegayso xaaladda haweenka ee siyaasadda, nabad dhisida iyo maareynta qoysaska Soomaaliyeed.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG